ππ¨πππππ ππ₯π₯ππ πππ ππ¨ππππ π’π’ π¦ππ πͺππππ¬ π πππππ‘π§ππ ππππππ ππ¨πππ‘π‘πππ ππππͺππ¬π‘π ππ ππππ¨ πππππ‘π€ππ¬π‘ππ¬π’ π«πππ₯ππ πππ‘π¦ππ¬ππππ π¦π’π ππππππ‘π
Hargeysa β Salaasa, 10 February 2026 Guddida Arrimaha Gudaha, Amniga & Difaaca ee Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maalintii labaad sii waday kulamada dadweyne, kuwaas oo diiradda lagu saaray falanqaynta iyo dib-u-eegista Xeerka Jinsiyadda Somaliland (Xeer Lr. 22/2002). Kulanka waxaa daah-furay Guddoomiyaha Guddida Arrimaha Gudaha, Mudane Aadan Cismaan Xarbi, kaas oo hadal soo-dhaweyn ah u jeediyay ka-qaybgalayaasha, isla markaana faahfaahiyay ujeeddada kulanka iyo muhiimadda ay leedahay in Xeerka Jinsiyaddu la jaanqaado duruufaha bulshada iyo isbeddellada taagan.
5/8/20241 min read


Strong leadership.