
Dedicated to serving Maroodijeh with integrity, vision, and results.
A representative committed to real change and public trust.
Ku heellan Hoggaan Daahfuran oo lagu kalsoonaan karo.
Waxaan u taaganahay matalaad dhab ah, horumar qaran, iyo hoggaan ku dhisan daahfurnaan iyo isla-xisaabtan. Website-kan waa xarunta rasmiga ah ee lagu gudbiyo fariimaha, goβaamada, iyo hawlaha xildhibaanka.


27+
17
Xeerarka aan ka shaqeeyay
Xeerarka ansaxay
Our Work
Projects shaping transparent governance and public trust.


Xeerka Jinsiyada


Xeerka Jinsiyadda
Hargeisa 09-02-2026 Guddida Arrimaha Gudaha, Amniga & Difaaca ee Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta qabatay kulan dadweyne oo ballaadhan, kaas oo diiradda lagu saaray falanqaynta iyo dib-u-eegista Xeerka Jinsiyadda Somaliland (Xeer Lr. 22/2002).
β
β
β
Guddida Arrimaha Gudaha oo sii wada maalintii labaad kulannada dadweyne ee lagu Falanqayo Xeerka Jinsiyadda Somaliland
Muuqaalo (Media Section)
Daawo khudbadaha, waraysiyada, iyo ka qaybgalka shirarka muhiimka ah.
Warsaxaafadeed






Kormeerka Dawlada Hose ee Berbera
Guddida oo kulan la yeeshay Dawladda Hoose ee Degmada Barbera oo uu hogaaminayo Duqa Magaalada Barbera
03 February 2026 Guddida Arrimaha Gudaha, Amniga & Difaaca ee Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta kulan shaqo la yeelatay Dawladda Hoose ee Caasimadda Hargeysa.
Kulanka Dawlada Hose ee Hargeisa





Contact Us
Reach out for updates or to share your thoughts.
