Kulanka Xildhibaanka

Free45 min

Xafiiskaygu wuxuu ku yaal: Shabac Mall, 2nd Floor, Room 2017 Wadada Labaad (2nd Road), Near Immigration Headquarters Hargeisa, Somaliland

Bulshada aan matalo iyo guud ahaan muwaadiniinta Somaliland waa mudnaan ii leh in aan si dhow ula kulmo, u dhagaysto aragtidooda, una qaato talooyinkooda.

Haddii aad rabto inaad ila kulanto si aad ula wadaagto arrin ku saabsan danaha bulshada, cabasho, talo, ama fikrad horumarineed, waxaad codsan kartaa ballan adigoo buuxinaya foomkan.

Fadlan si cad u sheeg ujeeddada kulankaaga, si loo qorsheeyo wakhti ku habboon oo wax ku ool ah.